Dhagacade Data Service

Dhagacade Data Service Waxaad ka heleysaa Dhamman Shirkadaha bixiya Internet sida Hormuud,Somnet, Somtel, Amtel Iyo Somlink

04/08/2026
01/08/2026
01/08/2026
Tahniyad Aroos Waxaan halkaan Hambalyo mug iyo miisan leh uga dirayaa Mr Ibrahim Ahmed Haji  iyo marwadiisa qiimaha bada...
14/07/2026

Tahniyad Aroos
Waxaan halkaan Hambalyo mug iyo miisan leh uga dirayaa Mr Ibrahim Ahmed Haji iyo marwadiisa qiimaha badan Drs Deko Haji Abdi oo maanta meherkoodu ka dhacay magaalada Muqdisho.

Waxaan idiin rajaynayaa nolol ay ka buuxaan jacayl, farxad, is-afgarad, iyo barako.
Alle ha idiin barakeeyo guurkiinna, hana idiinka yeelo mid waara oo ku dhisan kalgacal, ixtiraam, iyo naxariis.
ุจุงุฑูƒ ุงู„ู„ู‡ ู„ูƒู…ุง ูˆุจุงุฑูƒ ุนู„ูŠูƒู…ุง ูˆุฌู…ุน ุจูŠู†ูƒู…ุง ููŠ ุฎูŠุฑ
Hambalyo mar labaad iyo mar saddexaad.

Address

Mogadishu
THIRTYSTREET

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhagacade Data Service posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category