Amana Real Estate

Call

Amana Real Estate Macamiil kusoo dhawoow Amana Real Estate iibka guryaha iyo Dhulka wixii fahfaahin kala soo xariir 61 5819792

11/10/2026
11/10/2026

πŸ“’ ASC MACAAMIISHEENNA – AMANA REAL ESTATE

🏠 GURIYO QAYB-QAYB AH OO IIB AH!

Waxaan macaamiisheenna sharafta leh ogeysiinaynaa in la iibinayo dabaqyo loo iibinayo qayb-qayb, kuwaas oo leh dukumentiyo sax sharci ah uu bixiyey maamulka Siyaad Barre.

βœ… Qayb kasta waxay ka kooban tahay:

* πŸ›οΈ 2 qol
* 🚿 Musqul
* 🍳 Jiko
* 🌿 Barando lagu nasto

πŸ“ Goobta: Muqdisho, agagaarka Degta Soomaaliya.

πŸ’Ό Waa fursad wanaagsan oo aad ku yeelan karto guri kuu gaar ah.

🏒 AMANA REAL ESTATE
πŸ“ž Wixii faahfaahin dheeraad ah iyo iibka, nala soo xiriir. 615819792
Qiimaha waa 65000

Amana Real Estate – Kalsooni, Hufnaan iyo Hanti-dhis.

08/10/2026

ASC MACAAMIISHEENNA! 🏑

Amana Real Estate waxaa iib dhul ku yaalla Dagmada Kaxda, Laamiga 4 boos aya kaxigto

πŸ’° Qiimaha: $42,000

πŸ“ž Xiriir: 61 5819792

Amana Real Estate β€” Jaanis ha seegin!

🏑 AMANA REAL ESTATEπŸ“ Degaanka God-Gumash – Dhul CusubπŸ“ 2 Boos oo 20Γ—20 ahπŸ’° Qiimaha caadiga ah ee deegaanka waa $1,500πŸ”₯ L...
07/10/2026

🏑 AMANA REAL ESTATE

πŸ“ Degaanka God-Gumash – Dhul Cusub

πŸ“ 2 Boos oo 20Γ—20 ah

πŸ’° Qiimaha caadiga ah ee deegaanka waa $1,500
πŸ”₯ Laakiin kuwan waa XARAASH!

πŸ“ž Wixii faahfaahin ah: 615819792

Fursad xaraash ah β€” ha seegin!

04/10/2026

Mosque Ali Jimcale 2 which its construction is going through.
D.KAXDA
Amana Real Estate

03/10/2026

Qofka dadka shaxaado lagahaladlayaa shikh mohamed dulmidiid wa runtiisa shukran.
Waaceeb maalin walba qofka inaad wax weydiso shaqeyso walagunacaya
Cafimaad baad qabtaa shaqeyso walalow xamaalo Alx dheh.

02/10/2026

Asc Amana Real Estate
Rubac 10x10 61 5819792

02/10/2026

D.kaxda
Amana Real Estate
61 5819792
Madoneysa maajidka weyn dhul udhaw

02/10/2026

ASC MACAAMIISHEENNA πŸ‘‹

🏠 AMANA REAL ESTATE waxay idiin haysaa boos 20Γ—20 ah oo iib ah.

πŸ“ Degmada Kaxda – Laamiga 30-ka
πŸ“ Cabbirka: 20Γ—20
πŸ’° Qiimaha: $27,000
πŸ”₯ Qiimo jaanis ah!

⚠️ Waxaa ka harsan 6 boos oo keliya!

πŸ“ž Nala soo xiriir: 61 5819792

Amana Real Estate β€” Fursaddaada ha moogaan!

01/10/2026

ASC MACAMISHA Amana Real Estate WAXA KIRO LAGUHAYA DHUL 2 BOOS 40X20 QIIMAHA WAA kiro darbi baxeran

Address

Kaxda
Mogadishu

Telephone

+252615819792

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Amana Real Estate posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category