Buruuj Construction

Call Directions Website Contact the business

Buruuj Construction The Company is in the process of attaining ISO 9001-2015 Quality assurance.

Buruuj is a Somali company licensed by the Ministry of Public Works, Reconstruction and Housing of the Federal Government of Somalia, and it works in the reconstruction of the country by building vital services such as Streets, hospitals and real estate. Buruuj Construction and Real Estate Company (Shirkadda Dhismaha iyo Guriyeynta ee Buruuj) was incorporated in 2009 with the objective of providing a world class Construction services, affordable housing and office solutions.

Gurigan aan ka dhisnay Degmada Hodan wuxuu si muuqata u muujinayaa tayo, qurux iyo dhismo heer sare ah taas oo ka tarjum...
10/09/2026

Gurigan aan ka dhisnay Degmada Hodan wuxuu si muuqata u muujinayaa tayo, qurux iyo dhismo heer sare ah taas oo ka tarjumaysa khibradda iyo xirfadda Buruuj Construction & Real Estate.

Quruxda waa la arkaa, tayadana waa la dareemaa.
Hodan maanta waxay ku faanaysaa dhismo heer sare ah .

07/09/2026

Muuqaal cusub oo Hodan ka hanaqaaday dhisme si heer sare ah loo dhammeystiray.

Markasta oo la dhiso dhismayaal cusub, magaaladu waxay u horseedaan muuqaal cusub.

05/09/2026

Mashruuca Laamiga Xamar Weyne meel wanaagsan ayuu marayaa Qaybtii ugu dambeysay ayaa la dhammeystirayaa, waxaana xigta in laamiga la saaro. Hawsha waxaa loo dardargelinayaa si waddadu u noqoto mid tayo leh oo waarta.

02/09/2026

Mashruuca Barakaat Apartment waxaa laga bilaabay rakibidda Hollow Core Slabs, kadibna waxaa loo gudbay xiridda Reinforcement Steel, taasoo hadda gabagabo ku dhow, waxaana xigta Concrete Casting. Tallaabadan ayaa muhiim u ah in shubka iyo biruhu si isku dheelitiran isugu xirmaan, taas oo keenta dhisme adag ammaan ah oo waara. Marka shubka la sameeyo, dhismuhu wuxuu u gudbi doonaa heerka xiga isagoo kor ugu sii kacaya si nidaamsan.

Shaqo socota dhisme sii kacaya.

#

29/08/2026

Mashruuca Biyo Mareenka Shangaani wuxuu marayaa meel wanaagsan, iyadoo hawlaha dhismaha ay ka socdaan goobta habeen iyo maalin. Shaqo aan kala go’ lahayn & Tayo la isku halleyn karo.

waxaan kuu qabaneynaa dhammaan adeegyada dhismaha, laga bilaabo guryo iyo dhismayaal dhaadheer ilaa masaajidyo iyo masha...
27/08/2026

waxaan kuu qabaneynaa dhammaan adeegyada dhismaha, laga bilaabo guryo iyo dhismayaal dhaadheer ilaa masaajidyo iyo mashaariic waddooyin ah.

Baahidaada dhisme wax walba noogu imow tayo dhismo aad ku raaxaysan karto oo si tayo leh oo waarta loo dhisay.

Shirkadda Buruuj waxay u taagan tahay horumarinta, dhismaha iyo qurxinta caasimadda Galmudug, iyadoo adeegsanaysa tignoo...
26/08/2026

Shirkadda Buruuj waxay u taagan tahay horumarinta, dhismaha iyo qurxinta caasimadda Galmudug, iyadoo adeegsanaysa tignoolajiyada casriga ah iyo heerarka ugu dambeeya ee dhismaha. Dhisid ka tarjumaysa horumarka.

24/08/2026

Mashruuca Laamiga Xamar Weyne, gaar ahaan Via Roma, wuxuu marayaa heerkii ugu dambeeyay ee gabagabada. Natiijo muuqata, horumar dhab ah iyo waddo casri ah oo wax ka beddelaysa bilicda magaalada iyo isku socodka bulshada.

23/08/2026

Mashruuca Biyo-mareenka Shangaani oo si wanaagsan u socda, iyadoo maamulka iyo Engineerrada Buruuj Construction & Real Estate ay si joogto ah ula socdaan una kormeerayaan shaqada si loo xaqiijiyo tayo iyo horumar waara.

20/08/2026

Shalay waxaa si rasmi ah loo bilaabay dhismaha Biyo-mareenka Shangaani, oo ay hirgelinayso Buruuj Construction & Real Estate.

Bilow cusub oo horseedaya horumar muuqda iyo mustaqbal waara.

Address

KM 4, Airport Street, Wadajir District
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252619202001

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Buruuj Construction posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Buruuj Construction:

Shortcuts

Share