25/02/2026
🌙🏡 Somali Real Estate – Ramadan Offer 🏡🌙
Bishan barakaysan ee Ramadan, ku hel gurigaaga riyada qiimo dhimis gaar ah! ✨
🏠 Guryo casri ah
📍 Dhulal meel wanaagsan ku yaal
💳 Qorshe lacag bixin fudud
Ka faa’iideyso fursadan kheyrka badan, kuna dhis mustaqbal kuu noqda sadaqo socota.
📞 La xiriir Somali Real Estate maanta.