Tabaarak Property Management & Logistics

Call Directions

Tabaarak Property Management & Logistics Tabaarak Property Management & Logistics Ltd.

Maxaad ku dooratay guriga aad hadda ku nooshahay? Goobta uu ku yaallo? Ammaanka? Bilicda iyo naqshadda? Mise inuu ku hab...
17/10/2026

Maxaad ku dooratay guriga aad hadda ku nooshahay?

Goobta uu ku yaallo?
Ammaanka?
Bilicda iyo naqshadda?
Mise inuu ku habboon yahay qoyskaaga?

Guri walba sheeko ayuu leeyahay—nala wadaag waxa adiga kuugu muhiimsan marka aad hoy dooraneyso.
Guri ma raadineysaa? La xiriir Tabaarak Property Management & Logistics Ltd si aad u ogaato guryaha aan hayno.

📞 0615937375 | 0615150227 | 0619338816
📍 Muqdisho, Soomaaliya

JUMCA MUBAARAK! 🌙🤲Jimco wanaagsan dhammaan ummadda Muslimiinta ah!
15/10/2026

JUMCA MUBAARAK! 🌙🤲

Jimco wanaagsan dhammaan ummadda Muslimiinta ah!

Tabaarak Property Management & Logistics Ltd waxaad ka heli kartaa guryo isku darsaday:✅ Ammaan✅ Naqshad casri ah✅ Bilic...
15/10/2026

Tabaarak Property Management & Logistics Ltd waxaad ka heli kartaa guryo isku darsaday:

✅ Ammaan
✅ Naqshad casri ah
✅ Bilic soo jiidasho leh

Hel hoy ku habboon adiga iyo qoyskaaga.

📞 0615937375 | 0615150227 | 0619338816
📍 Muqdisho, Soomaaliya

Hantidaada ku aamin gacmo aamin ah!Ma leedahay guri ama dhisme aad u baahan tahay in laguu maamulo? Tabaarak Property Ma...
14/10/2026

Hantidaada ku aamin gacmo aamin ah!
Ma leedahay guri ama dhisme aad u baahan tahay in laguu maamulo?
Tabaarak Property Management & Logistics Ltd kala xiriir maamulka hantidaada.

Hantidaadu waa miro ka dhashay dadaalkaaga—waxay mudan tahay daryeel iyo maamul aad ku kalsoonaan karto.

📍 Muqdisho, Soomaaliya
📞 0615937375 | 0615150227 | 0619338816

Maxaa Muqdisho ka dhigaya magaalo qalbiga ku weyn? Ma xeebaha quruxda badan, dhismayaasha soo jiidashada leh, mise dadka...
12/10/2026

Maxaa Muqdisho ka dhigaya magaalo qalbiga ku weyn? Ma xeebaha quruxda badan, dhismayaasha soo jiidashada leh, mise dadka iyo dhaqanka martisoorka?
Tabaarak property management and logistics la kaasho doorashada

Wixii ku saabsan adeegyada maareynta guryaha, la xiriir Tabaarak Property management and logistics
📞 0615937375 | 0615150227 | 0619338816
📍 Muqdisho, Soomaaliya

Hoyga aad dooranayso, waa inaad ka qiimeysaa goobta amaanka qiimaha nadaafada faahfaahin kasta waa muhiim Qiimaha, goobt...
11/10/2026

Hoyga aad dooranayso, waa inaad ka qiimeysaa goobta amaanka qiimaha nadaafada faahfaahin kasta waa muhiim
Qiimaha, goobta, ammaanka iyo nadaafadda — maxaad mudnaanta siisaa marka aad guri raadinayso?

Tabaarak Property management kala xiriir adeegyo dhammaystiran iyo faahfaahinta guryaha si aad u doorato hoy ku habboon baahidaada.
Noo sheeg xaafadda aad rabto ama fariin gaar ah noo soo dir.

📞 0615937375 / 0615150227 / 0619338816
📍 Muqdisho, Soomaaliya

Noo sheeg nooca guriga aad raadinayso, Tabaarak Property management kala xiriir fursadaha ku habboon baahidaada.📞 061593...
10/10/2026

Noo sheeg nooca guriga aad raadinayso, Tabaarak Property management kala xiriir fursadaha ku habboon baahidaada.

📞 0615937375 / 0615150227 / 0619338816
📍 Muqdisho, Soomaaliya

JUMCA MUBAARAK! 🤲Jimce wanaagsan dhammaan bulshada Soomaaliyeed, meel kasta oo aad joogtaan. Maalintan barakaysan awgeed...
08/10/2026

JUMCA MUBAARAK! 🤲

Jimce wanaagsan dhammaan bulshada Soomaaliyeed, meel kasta oo aad joogtaan.

Maalintan barakaysan awgeed, waxaan Alle SWT ka baryeynaa inuu naga aqbalo ducadeenna, naga cafiyo dambiyadeenna, caafimaad iyo nabadgelyo nagu gallado.

🤲 اللهم إني أسألك العفو والعافية في الدنيا والآخرة

Ilaahayow, waxaan ku weydiisanaynaa cafis iyo caafimaad adduun iyo aakhiro.

Ha iloobin inaad ku sallido Nabigeenna Muxammad ﷺ.

Waxaan idiin rajaynaynaa caafimaad, farxad iyo Jimce barakaysan.

Keliya soo qaado boorsadaadaMa raadinaysaa guri qalabaysan oo aad degto Muqdisho gudaheeda? shirkada  Tabaarak property ...
08/10/2026

Keliya soo qaado boorsadaada
Ma raadinaysaa guri qalabaysan oo aad degto Muqdisho gudaheeda? shirkada Tabaarak property management waxay idin diyaarisay guryo qalabeysan oo diyaasan kala xiriir hoyga ku habboon baahidaada.

Soo qaado boorsadaada, una diyaar garow hoygaaga cusub oo ay kuu heyso shirkada tabaarak property management

Fariin noo soo dir ama naga soo wac si aad u ogaato guryaha bannaan, qiimahooda iyo faahfaahinta.

📞 0615937375 / 0615150227 / 0619338816
📍 Muqdisho, Soomaaliya

Ma raadinaysaa apartments  dhamaystiran oo ku yaalla Muqdisho? Tabaarak Property waxay kuu haysaa hoy isku darsaday casr...
04/10/2026

Ma raadinaysaa apartments dhamaystiran oo ku yaalla Muqdisho? Tabaarak Property waxay kuu haysaa hoy isku darsaday casriyeyn, raaxo iyo adeegyada aad u baahan tahay.

✅ Qolal casri ah
Goob ku habboon
Amni 24/7
Biyo iyo koronto

Hoygaaga cusub hal tallaabo ayuu kuu jiraa! Nala soo xiriir si aad u hesho faahfaahin ama aad u ballansato booqasho.

📞 0615937375 | 0615150227 | 0619338816
📍 Muqdisho, Soomaaliya

Address

Maka Al Mukarama Street , Shaqaalaha, Waaberi
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252615937375

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tabaarak Property Management & Logistics posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share