10/09/2026
π§Ό ADEEGYADA NADAAFADDA EE SAHAL π§Ό
Ma u baahan tahay ''nadiifin tayo leh, shaqo hufan iyo natiijo muuqata?''
Sahal Cleaning Service waxay kuu hayaan adeegyo casri ah oo iyo goobtaada ka dhigaya **nadiif, qurux badan, caafimaad leh.** π β¨
π§½ Adeegyadayada waxaa ka mid ah:
π¦ Dhaqista Roogaga β Rooggaaga si qoto dheer ayaan u dhaqnaa, una soo celinnaa nadaafaddiisa iyo quruxdiisa.
ποΈ Dhaqista Fadhiyada β Fadhiyada waxaan ka nadiifinnaa boodhka, wasakhda iyo urta, si ay u noqdaan kuwo nadiif ah oo qurux badan.
ποΈ Dhaqista Joodariga β Joodarigaaga si qoto dheer ayaan u nadiifinnaa, si aad u hesho hurdo nadiif ah oo raaxo leh.
π Dhaqista Bustayaasha β Bustayaasha, joodariyaasha iyo dharka waaweyn waxaan ku siinaynaa nadiifin tayo leh.
π¦ Buufinta Cayayaanka (Pest Control) β Waxaan ka hortagnaa oo xakameynaa baranbarada, kaneecada iyo cayayaanka kale, gaar ahaan guryaha, hoteellada, maqaayadaha iyo goobaha ganacsiga.
π Sahal cleaning service
Nadaafad Guri
β’ Nadaafad Goob
β’ Noloshaada Qurux
π Nagala Soo Xiriir: 61 4164787
π Howl-wadag 30 Street Office
π Ha sugin wasakhdu inay badato β maanta nala soo xiriir!