17/08/2026
🚨 OGEYSIIS MUHIIM AH! 🚨
Ma raadinaysaa Office Sharing casri ah oo aad u qabsan karto shaqo malmeedkaga si raaxo leh?
Waxaan kuu haynaa office sharing ku yaalla Deero Mall, dabaqa 2aad – Center-ka Hargeisa, oo leh jawi nadiif ah, deggan, isla markaana ku habboon shaqo maalmeedkaaga.
Xafiiskan wuxuu kuu diyaarsan yahay adeegyo muhiim ah sida:
❄️ Qaboojiye (AC)
☕ Machine-ka Shaaha & Kafeega
📶 Internet degdeg ah (WiFi)
⚡ Koronto joogto ah
🔐 secure ah,
🅿️ Meel parking ah
Wuxuu si gaar ah ugu habboon yahay:
✔️ Freelancers
✔️ Startups
✔️ Shirkadaha yaryar
Haddii aad doonayso meel shaqo oo nadiif ah, ammaan ah, kana caawinaysa inaad si wanaagsan u shaqeyso, tani waa fursad kugu habboon.
Nala soo xiriir maanta oo booskaaga sii xafido. ama u share gree qof u baahan
📍 Goobta: Deero Mall, dabaqa 2aad – Center-ka Hargeisa
📞 0639120323
📞 0633926597
📞 0634885033