Kalkaal Real Estate

Call Directions Website Contact the business

Kalkaal Real Estate Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kalkaal Real Estate, Real Estate Company, Hargeisa.

KALKAAL REAL ESTATE
“Ugu Kaalay Adeeg Hantiyeed oo Lagu Kalsoon Yahay”
🏡 Adeegyada Aan Bixino:
✓ Iibka iyo Suuq-geynta Dhulalka
✓ Iibka iyo Kiraynta Guryaha
✓ La-talinta Maalgashiga Hantida
✓ Hubinta iyo Diiwaangelinta Dukumentiyada

BUSHAARO! BUSHAARO! BUSHAARO! 🔥🧊 BADMAAX FURNITURE & ELECTRONICS 🧊Waxaa la idin keenay QABOOJIYAAL (REFRIGERATORS) – UK ...
15/09/2026

BUSHAARO! BUSHAARO! BUSHAARO! 🔥
🧊 BADMAAX FURNITURE & ELECTRONICS 🧊
Waxaa la idin keenay QABOOJIYAAL (REFRIGERATORS) – UK 🇬🇧 QUALITY!
✨ Kuwo WAAYEYN, DHEXE & YARYAR ✨ Second Hand – Quality leh ✨ Qiimo macquul ah ✨ Quality 💯 ✨ Degdegsiimo & adeeg wanaagsan
⏰ H**E U GAADH!
Ha kaa dhammaan qaboojiyaha tayada leh!
📍 LOCATION: Isgoyska Wada Xawaadle iyo Xero-Awr isaga dhacaan.
📞 Kala soo xidhiidh:
0634120987
0637373068
🏠 Badmaax Furniture and Electronics
Quality • Qiimo Macquul ah • Adeeg Degdeg ah

𝑲𝑨𝑳𝑲𝑨𝑨𝑳 𝑹𝑬𝑨𝑳 𝑬𝑺𝑻𝑨𝑻𝑬🌟 𝑭𝑼𝑹𝑺𝑨𝑫 𝑸𝑨𝑨𝑳𝑰 𝑨𝑯 𝑫𝑯𝑼𝑳 𝑰𝑰𝑩 𝑨𝑯🌟📍𝑴𝒂𝒈𝒂𝒂𝒍𝒂𝒅𝒂: 𝑺𝒂𝒂𝒙𝒊𝒍, 𝑩𝒆𝒓𝒃𝒆𝒓𝒂𝑪𝒂𝒃𝒊𝒓𝒌𝒂 𝑫𝒉𝒖𝒍𝒌𝒂: 100𝒎 × 50𝒎Nooca: (Karkoorne)...
28/07/2026

𝑲𝑨𝑳𝑲𝑨𝑨𝑳 𝑹𝑬𝑨𝑳 𝑬𝑺𝑻𝑨𝑻𝑬

🌟 𝑭𝑼𝑹𝑺𝑨𝑫 𝑸𝑨𝑨𝑳𝑰 𝑨𝑯

𝑫𝑯𝑼𝑳 𝑰𝑰𝑩 𝑨𝑯🌟

📍
𝑴𝒂𝒈𝒂𝒂𝒍𝒂𝒅𝒂: 𝑺𝒂𝒂𝒙𝒊𝒍, 𝑩𝒆𝒓𝒃𝒆𝒓𝒂

𝑪𝒂𝒃𝒊𝒓𝒌𝒂 𝑫𝒉𝒖𝒍𝒌𝒂: 100𝒎 × 50𝒎

Nooca: (Karkoorne)
TILMAANTA & SIFOOKA

Wadada 1-aad: Waxay u jirtaa oo kaliya 500m
Jihada: Koonfur
U Dhowyahay Waxay ka dambaysaa Hagarka Tiger ama Kaalinta Biindhe

𝗤𝗜𝗜𝗠𝗔𝗛𝗔 𝟮𝟳,𝟬𝟬𝟬𝗨𝗦𝗗

𝗪𝗜𝗫𝗜𝗜 𝗙𝗔𝗔𝗛𝗦𝗜𝗙𝗔𝗔𝗡 𝗔𝗛 𝗡𝗔𝗚𝗔 𝗦𝗢𝗢 𝗫𝗜𝗗𝗛𝗜𝗜𝗗𝗛
📞 𝟬𝟲𝟯 𝟳𝟰𝟬𝟬𝟰𝟬𝟬
📞 𝟬𝟲𝟯𝟰𝟰𝟮𝟭𝟭𝟲𝟱
📞 𝟬𝟲𝟯 𝟰𝟴𝟴𝟰𝟬𝟭𝟭
📞 𝟬𝟲𝟱 𝟵𝟭𝟰𝟯𝟬𝟯𝟬

𝗞𝗮𝗹𝗸𝗮𝗮𝗹 𝗥𝗲𝗮𝗹 𝗘𝘀𝘁𝗮𝘁𝗲 𝘂𝗴𝘂 𝗸𝗮𝗮𝗹𝗮𝘆 𝗗𝗲𝗴𝗱𝗲𝗴𝘀𝗶𝗶𝗺𝗼 𝗵𝘂𝗳𝗻𝗮𝗮𝗻 𝗔𝗺𝗮𝗮𝗻𝗼

RASMI RARIDA ALAABAHA DHAN WAA KU DIYAAR HA MOOGAAN
01/07/2026

RASMI RARIDA ALAABAHA DHAN
WAA KU DIYAAR HA MOOGAAN

Dhul iib ah KALKAAL REAL ESTATE“Ugu Kaalay Adeeg Hantiyeed oo Lagu Kalsoon Yahay”🤝 Amaano • Hufnaan • Daacadnimo📱 Contac...
11/06/2026

Dhul iib ah

KALKAAL REAL ESTATE
“Ugu Kaalay Adeeg Hantiyeed oo Lagu Kalsoon Yahay”

🤝 Amaano • Hufnaan • Daacadnimo

📱 Contact- us Kalkaal Real Estate:
📞 +252 63 7400400
📞 +252 65 9143030

Laptop iib ah Leveno Laptop usedAvailable now
11/06/2026

Laptop iib ah
Leveno Laptop used
Available now

Kalkaal Real Estate Fursada Qaaliya ah School cusub oo dhismaha cusub ah kuna yaalClass: 10 class1 Office 1 cafeteria 1 ...
08/06/2026

Kalkaal Real Estate

Fursada Qaaliya ah

School cusub oo dhismaha cusub ah kuna yaal

Class: 10 class
1 Office
1 cafeteria
1 qol macalimin
6 suuliyo
Barxad : Barxad wayn oo schoolku leeyahay

Location wuxuu ku yaal Gantaalaha baska jigjiga yar halkii ku gaaray


Dhismaha school cusubyahay cid ma galin

Qiimaha 165,000 kun dollar

Kale xidhiidha

0637400400
0659143030



Waxaan hayaa 5baloodh  ama sidaad utaqaanan haaf baloogKuyaala erea kaah ama xaaji moogeWaa balooga 2aad ee laamiga wayn...
25/05/2026

Waxaan hayaa 5baloodh ama sidaad utaqaanan haaf baloog
Kuyaala erea kaah ama xaaji mooge

Waa balooga 2aad ee laamiga wayn

Qofkii isku qaadanaya waa diyaar
Cidii 2baloodh ubaahan waa diyaar ama 3baloodh qofkii qaadanaya

Qiimahayaasha
Half baloodhku waa 185kun dollar

Labada karekoore 40kun dollar weeyi

Sedexda dhexda 35kun dollar

Lacagtaa loo baahanyay
Sharci wuu leedahay

Wayna sharciyaysanyiin
Ee halaga faaidaysto

Wixii faahfaahina
0634374486 0r 9143030

Kalkaal Real Estate

25/05/2026


KALKAAL REAL ESTATE 🏡Dhul iib ahNus ku yaala xaafada cawo dhalad oo kaara koone ahCabirka 18x12Qiimaha 12000usd.Waxaan k...
25/05/2026

KALKAAL REAL ESTATE 🏡

Dhul iib ah

Nus ku yaala xaafada cawo dhalad oo kaara koone ah

Cabirka 18x12

Qiimaha 12000usd.

Waxaan kuu haynaa adeegyo tayo leh oo dhinaca hantida ma-guurtada ah:
✅ Dhul iib ah
✅ Guryo iib ah
✅ Guryo kiro ah
📍 Goobo wanaagsan oo la deggan yahay
💰 Qiimo macquul ah
🤝 Adeeg hufan iyo kalsooni leh
Haddii aad raadinayso dhul ama guri ku habboon baahidaada, nala soo xidhiidh maanta.
📞 0637400400
📞 0659143030
“Kalkaal Real Estate — Ugu Kaalay Adeeg Hantiyeed oo Lagu Kalsoon Yahay.”

Kalkaal Real Estate

Address

Hargeisa
002529143030

Opening Hours

Monday 07:00 - 20:30
Tuesday 07:00 - 20:15
Wednesday 07:00 - 20:00
Thursday 07:00 - 20:00
Friday 10:00 - 22:00
Sunday 07:00 - 21:00

Telephone

+252659143030

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kalkaal Real Estate posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kalkaal Real Estate:

Shortcuts

Share