Indho-Qariye Real Estate

Call Directions Website Contact the business

Indho-Qariye Real Estate We provide services in property sales, rentals, management, valuation, and real estate consultation.

We also offer document verification, GIS services, property maintenance, and investment guidance.
📍 We operate in Berbera, Somaliland

🌙 Hambalyo Sanadka Cusub ee Hijriga 1448 🌙Indho-Qariye Real Estate waxay dhammaan shacabka Somaliland iyo guud ahaan uma...
15/06/2026

🌙 Hambalyo Sanadka Cusub ee Hijriga 1448 🌙

Indho-Qariye Real Estate waxay dhammaan shacabka Somaliland iyo guud ahaan umadda muslimiinta ah, macaamiisheeda iyo la-hawlgalayaasheeda ugu hambalyaynaysaa munaasabadda 1-da Bisha Muxarram 1448 Hijriya.
Alle ha inooga yeelo sanad nabad, barwaaqo, caafimaad iyo guulo badan leh.

كل عام وأنتم بخير Sanad Hijriyeed Wanaagsan.

📍 Indho-Qariye Real Estate "Kalsoonida, Hantidaada, Mustaqbalkaaga."

Kala xidhiidh:
📞+252 63 4292212
📞+252 67 4292212
📞+252 65 4299212

WhatsApp: 63 8904940

03/06/2026

Congratulations Indho-Qariye Real Estate Company

03/06/2026

Happy Anniversary To Day Indho-Qariye Real Estate Company

      Waxaa Maanta oo ay taariikhdu tahay 3/june/2026,  u buuxsantay shirkada ka shaqaysa magaalada   iyo guud ahaan   ,...
03/06/2026



Waxaa Maanta oo ay taariikhdu tahay 3/june/2026, u buuxsantay shirkada ka shaqaysa magaalada iyo guud ahaan , ee - 4 oo buuro ah,
Dadaal dheer iyo tacab badan, iyo dhabar adayg,
Ugu shaqaynaysay macaamiishayadii kala duwanayd ee ku kala noolayd dhamaan daafaha caalamka, sidii aad horaba nooga barateen, waxaanu halkaas ka sii wadi doonaa, dadaalkii naf hurnimada ahaa, iyo amaanadii aad ku barateen shirkada - ,

Waad ku mahad santihiin dhamaantiin, macaamiishayada sharafta badan ee bilowgii ilaa iyo maanta oo ay 4 inoo buuxsantay nala socday, iyo Kuwii xaga dambaba nagaga soo biiray, halkaas ayeynu ka sii wadi doonaa hayaanka, shirkada iyo adeegyadeedii hufnaa ee aad nooga barateen macmiil

Ku Xidhnow Markasta iyo Meelkasta:

( - & )

:

:
📞+252 63 4292212
📞+252 67 4292212
📞+252 65 4299212

WhatsApp: 63 8904940

𝐂𝐢𝐢𝐝𝐮𝐥 𝐀𝐝𝐱𝐚 𝐌𝐮𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐤.Maamulka iyo shaqaalaha shirkadda Indho-Qariye 𝐑𝐞𝐚𝐥 𝐄𝐬𝐭𝐚𝐭𝐞, waxay dhammaan macaamiisha, bah-wadaagt...
27/05/2026

𝐂𝐢𝐢𝐝𝐮𝐥 𝐀𝐝𝐱𝐚 𝐌𝐮𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐤.
Maamulka iyo shaqaalaha shirkadda Indho-Qariye 𝐑𝐞𝐚𝐥 𝐄𝐬𝐭𝐚𝐭𝐞, waxay dhammaan macaamiisha, bah-wadaagta iyo bulshada Muslimiinta ah u dirayaan hambalyo ku aaddan munaasibadda barakaysan ee 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐮𝐥 𝐀𝐝𝐱𝐚.
Ilaahay ha inaga aqbalo acmaasha wanaagsan.

يَومُ عرفة               2026-5-26
26/05/2026

يَومُ عرفة 2026-5-26

Address

Burcosheekh, Xamdi Shop Dabadiisa Ama Ku Dhinactaal Meherada Ilma Raygal
Berbera

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Indho-Qariye Real Estate posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Indho-Qariye Real Estate:

Shortcuts

Share

Category

Nearby realtors & realty services


Other Real Estate Services in Berbera

Show All