Dubbe Real Estate

Call Directions

Dubbe Real Estate Shirkada Dubbe Real Estate adeegyada ay bixiso waxaa ka mid ah iibinta dhulka,guryaha,beeraha ,kireynta guryaha ,dhisida guryaha iyo iibinta baabuurta.

Waxay shirkadu ka hawlgashaa Degmada Carmo .

12/10/2026

Shirakada kala iibinta dukaamada,dhulka ,guryaha iyo baabuurta ee Dubbe Real Estate waxay idiin haysaa bogcadatan oo laamiga saaran oo 𝐈𝐈𝐁 𝐀𝐇 oo ku taala degmada Carmo.

Faahfaahinta Bogcadda
•Xaafadda: Afarboocle degmada Carmo
• qiimaha $15,000 dollar
Shan iyo toban kun oo doolar

Soo dhowaada oo nagala soo xiriira Hadii aad u baahantahay lambaradan

Whatsapp: +252907986220
Wac Somtel;0661281646
Wac Golis :0907850669

01/10/2026

Shirakada kala iibinta dukaamada,dhulka ,guryaha iyo baabuurta ee Dubbe Real Estate waxay idiin haysaa gurigkan oo 𝐈𝐈𝐁 𝐀𝐇 wuxuu ku yaala degmada Carmo.

Faahfaahinta Guriga:
•Xaafadda: Druuraha degmada Carmo
• Qololka: 4 Qol oo waasac ah
• Suuliyada: 3 Suuli
• Kijada: Kijo casri ah
• qiimaha dollar
• Baarkinka: Gaadhi-gal (Parking)

Soo dhowaada oo nagala soo xiriira Hadii aad u baahantahay lambaradan

Whatsapp: +252907986220
Wac Somtel;0661281646
Wac Golis :0907850669

01/10/2026

Shirakada kala iibinta dukaamada,dhulka ,guryaha iyo baabuurta ee Dubbe Real Estate waxay idiin haysaa carwadatn oo 𝐈𝐈𝐁 𝐀𝐇 waxay ku taala degmada Carmo.

Soo dhowaada oo nagala soo xiriira Hadii aad u baahantahay lambaradan

Whatsapp: +252907986220
Wac Somtel;0661281646
Wac Golis :0907850669

29/08/2026

Waa saddex Awr oo iib ah ,,haddii aad u baahantahay igala soo xiriir.

0907986220

12/02/2026

Shirakda kala iibinta dhulka ,guryaha iyo baabuurta ee Dubbe Real Estate waxay idiin haysaa 𝐆𝐀𝐀𝐑𝐈gan oo 𝐈𝐈𝐁 𝐀𝐇 Toyota xaajiyad khamsiin ah.

■Magaca Gaariga: -----Xaajiyad
■Midabka: ------ White
■GEAR : -------- Manual
■Shidaalka: ---- Diesel
■Goobta: ----- Carmo
■Qiimaha: ------------ ($4,000) oo wada hadal leh.

Soo dhowaada oo nagala soo xiriira Hadii aad u baahantahay lambaradan

Whatsapp: +252907986220
Wac Somtel;0661281646
Wac Golis :0907850669

20/09/2024

Shirkada Dubbe Real Estate waxay idiin haysaa gurikan gambiska ah oo ka kooban sadex qol,laba suuli iyo jiko.

Waxa uu ku yaala xaafada Dur-Dur ee Degmada Carmo,ka soo horjeedka guriga haweenka.

Qiimuhu waa $22,000 oo wada hadal leh.

Soo dhowaada oo nagala soo xiriira Hadii aad u baahantahay lambaradan

Whatsapp: +252907986220
Wac Somtel;0661281646
Wac Golis :0907850669

Maanta waa 12-ka bisha Mowliid, oo ku beegan dhalashada Nabigeenna Muxammad (NNKH).Nabigii Ilaahay, Nuurkiisii oo dhan,N...
15/09/2024

Maanta waa 12-ka bisha Mowliid, oo ku beegan dhalashada Nabigeenna Muxammad (NNKH).

Nabigii Ilaahay, Nuurkiisii oo dhan,
Naxariistu joogtiyo,
Narruuriyo iftiinkii,
Nalkiisii daarnaa.
(Scw).

Dhammaantiin mawliid suubban.


23/06/2024

Shirkada Dubbe Real Estate waxay idiin haysaa bogcadatan oo cabirkeedu yahay 11×19M.

Bogcadu waxay leedahay biyaanteer/Aasaas jarjaran oo ka kooban Afar qol laba suuli iyo jiko.

Waxay ku taalaa xaafada laanbarwaaqo,Degmada Carmo, waxay saarantahay wadada biyaha oo hormarta shirkada Golis Faraceeda Galbeed.

Qiimuhu waa 5000$ .

Soo dhowaada oo nagala soo xiriira Hadii aad u baahantahay lambaradan

Whatsapp: +252907986220
Wac Somtel;0661281646
Wac Golis :0907850669

03/06/2024

Shirkada Dubbe Real Estate waxay idiin haysaa Gurigakan gambiska ah oo ka kooban 3 qol,1 suuli iyo jiko.

Gurigu waa labo wadoole .

Waxa uu ku yaalaa xaafada waabari 2 Degmada Carmo ee Gobolka Bari.

Qiimuhu waa 9000$ .

Soo dhowaada oo nagala soo xiriira Hadii aad u baahantahay lambaradan

Whatsapp: +252907986220
Wac Somtel;0661281646
Wac Golis :0907850669

19/05/2024

Shirkada Dubbe Real Estate waxay idiin haysaa bogcadatan oo cabirkeedu yahay 100×90 M.

Waxay ku taalaa xaafada Afarboocle.

Qiimuhu waa 5000$ .

Soo dhowaada oo nagala soo xiriira Hadii aad u baahantahay lambaradan

Whatsapp: +252907986220
Wac Somtel;0661281646
Wac Golis :0907850669

Address

Carmo, Bari
Bender Qasin

Telephone

+252907986220

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dubbe Real Estate posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category