Ila Fiiri

Call Directions Website

Ila Fiiri Real Estate Agent

14/10/2026

aan u ducayno, oo ninka haloo gurmado

13/10/2026

Trump on Somaliland vs Somalia: "Two different countries" β€οΈπŸ‡ΈπŸ‡±

13/10/2026

Dardaaran iyo Xasuusin Diini Ah

Bisgmillahi Raxmaani Raxiim.

Walaalayaal, shalay waan ordaynay, caafimaad iyo xoogna waan haysanay, laakiin adduunyadu waa hilaac iyo maalin dhow. Qofna ma oga waxa uu berito kasban doono iyo waxa ku dhici doona. Sidaas darteed, qof walba ha u xadhko-xidho, shaqo wanaagsanna ha u sii qabsado aakhiradiisa inta uu halkan joogo.

Waxa kale oo aan idinka codsanayaa inaad u duceeysaan walaalkeen Jiheeye oo hadda xanuunsanaya. llaah ha u fududeeyo xanuunka, caafimaad degdeg ahna ha siiyo.

10/10/2026

horta maxa ka shaqeysa, mushaharkaga meeqa waaye

08/10/2026

Waxaa dunida ka tagay mid ka mid ah jilaayaashii ugu caansanaa fanka Hindiya, Nana Patekar, oo saaka ku geeriyooday gobolka Goa isagoo 75 jir ah.
Jilaagan ayaa si degdeg ah loogu qaaday Manipal Hospital ka dib markii gurigiisa laga helay isagoo miyir dabsan. Nasiib-darro, dhakhaatiirta ayaa xaqiijiyey geeridiisa abaaro 09:11 Subaxnimo ee wakhtiga Hindiya (04:41 BST), ka dib markii uu ku dhacay wadne istaag

08/10/2026

Yaab πŸ€”

06/10/2026

Breaking News: Kenya ministry of health confirms first imported Ebola case πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡°πŸ‡ͺπŸ”₯πŸ‘Έ

05/10/2026

Puntland Vs Xamar πŸ‡ΈπŸ‡±

02/10/2026

Koonfur Galbeed waa horayba seexatay, waxa weli firig firig leh waa Galmudug iyo Hirshabeele πŸ˜†

30/09/2026

Address

Ken
London
SW78NP

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ila Fiiri posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category