DAHA Real Estate Company

  • Home
  • DAHA Real Estate Company
Call Website Contact the business

DAHA Real Estate Company Shirkada Kala Gadida iyo kireynta Hantida Maguurtada ah Sida; Dhulalka Banaan iyo Guryaha Ee
DAHA REAL ESTATE COMPANY.

13/10/2025

DAHA Real Estate waa shirkad Soomaaliyeed oo hormuud ka ah iibka, kirada iyo maareynta guryaha, dhulalka iyo hantida ma-guurtada ah. Waxaan ku dadaalnaa inaan bulshada siino adeegyo hufan, daahfuran, iyo lagu kalsoonaan karo oo la jaanqaadaya tignoolajiyada casriga ah ee maanta.

Waxaan ka shaqaynaa suuqyo kala duwan oo dalka iyo dibadda ah, iyadoo ujeedadeenu tahay in DAHA Real Estate noqoto doorashada koowaad ee macaamiisha doonaya in ay helaan meel ammaan ah oo lagu maalgeliyo mustaqbalkooda.

---

🎯 Our Mission

Inaan siino macaamiisheena adeeg dhameystiran oo tayo sare leh oo ku saleysan kalsooni, daacadnimo, iyo xirfad sare, si ay u helaan guryo iyo dhulal u qalma riyadooda.

---

👁️ Our Vision

Inaan noqono shirkadda ugu la isku halayn karo ee dhismaha iyo real estate-ka Geeska Afrika, oo lagu yaqaan hal-abuur, hufnaan, iyo adeeg bulsho oo waara.

---

💡 Our Core Values

Daacadnimo & Kalsooni – Waxaan ku shaqeynaa hufnaan iyo run-sheegid.

Tayo & Xirfad – Adeegyadeenu waa kuwo la hubo oo heer sare ah.

Adeeg Bulsho – Waxaan rumeysanahay in horumarinta bulshada ay tahay furaha guusha.

Hal-abuur & Casriyeyn – Waxaan la soconnaa isbeddellada cusub ee tignoolajiyada iyo suuqa.

---

🏠 Our Services

Iibinta iyo Kiraynta Guryaha & Dhulalka

Maareynta Hantida Ma-guurtada ah

Qiimeynta & La-talinta Maalgashiga

Horumarinta Mashruucyada Dhismaha

Suuqgeynta Guryaha iyo Dhulalka

---

📍 Why Choose DAHA Real Estate

DAHA Real Estate waxay si joogto ah u dhistaa xiriir adag oo kalsooni ku dhisan, iyadoo diiradda saaraysa qancinta macaamiisha. Waxaan u adeegnaa si xirfad leh, waqtigana dhowrna, si riyadii guri lahaanshaha ay u noqoto mid dhab ah.

8 ) 🏡𝗙𝘂𝗿𝘀𝗮𝗱 𝗗𝗮𝗵𝗮𝗯𝗶 𝗮𝗵 : Boos Beec ah📢 Waxaan idiin heynaa Boos beec 𝐚𝐡 oo ku yaalla:📍 Degmada Hilwaa 📍 Agagaarka Minaara...
27/09/2025

8 ) 🏡𝗙𝘂𝗿𝘀𝗮𝗱 𝗗𝗮𝗵𝗮𝗯𝗶 𝗮𝗵 : Boos Beec ah

📢 Waxaan idiin heynaa Boos beec 𝐚𝐡 oo ku yaalla:
📍 Degmada Hilwaa
📍 Agagaarka Minaarada
📍 Sugunto Ka ah Jidka jaayga meydka

🧭 𝐉𝐢𝐡𝐨: 1 boos waa Bari u jeed Waana Sugunto 1 jidle
📏 𝐂𝐚𝐛𝐢𝐫𝐤𝐚: boos kasta waa 20m x 15m
📜 𝐒𝐡𝐚𝐫𝐜𝐢𝐠𝐚: Maxamad Siyaad Bare
💰 𝐐𝐢𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚: $50,𝟎𝟎𝟎 Israac ah

FG: Dhulka waa banaan yahay , Waxowna ku yaalaa :
✅ Goob istaraatiiji ah oo ku dhow adeegyo iyo suuq weyn.
✅ Kuna habboon dhismo guri ama ganacsi.

👉 𝑯𝒂𝒅𝒅𝒊𝒊 𝒂𝒂𝒅 𝒓𝒂𝒂𝒅𝒊𝒏𝒂𝒚𝒔𝒐 𝒃𝒐𝒐𝒔 𝒌𝒖 𝒉𝒂𝒃𝒃𝒐𝒐𝒏 𝒎𝒂𝒂𝒍𝒈𝒂𝒔𝒉𝒊 𝒊𝒚𝒐 𝒅𝒉𝒊𝒔𝒎𝒆, 𝒕𝒂𝒏𝒊 𝒘𝒂𝒂 𝒇𝒖𝒓𝒔𝒂𝒅𝒅𝒂 𝒂𝒂𝒅 𝒔𝒖𝒈𝒂𝒚𝒔𝒂𝒚!

📞 La soo xiriir: +𝟐𝟓𝟐-𝟔18-84-52-76
DAHA REAL ESTATE COMPANY.

Adeeg Hufan iyo dagdagsiimo ugu kaalay
DAHA REAL ESTATE COMPANY

( 7 ) 🏡𝗙𝘂𝗿𝘀𝗮𝗱 𝗗𝗮𝗵𝗮𝗯𝗶 𝗮𝗵 : Boos Beec ah📢 Waxaan idiin heynaa Boos beec 𝐚𝐡 oo ku yaalla:📍 Degmada Kaaraan, Jamhuuriyo📍 Aga...
27/09/2025

( 7 ) 🏡𝗙𝘂𝗿𝘀𝗮𝗱 𝗗𝗮𝗵𝗮𝗯𝗶 𝗮𝗵 : Boos Beec ah

📢 Waxaan idiin heynaa Boos beec 𝐚𝐡 oo ku yaalla:
📍 Degmada Kaaraan, Jamhuuriyo
📍 Agagaarka Minaarada
📍 Sugunto Ka ah Jidka 20 ka

🧭 𝐉𝐢𝐡𝐨: 1 boos waa Bari u jeed Waana Sugunto 1 jidle
📏 𝐂𝐚𝐛𝐢𝐫𝐤𝐚: boos kasta waa 20m x 15m
📜 𝐒𝐡𝐚𝐫𝐜𝐢𝐠𝐚: Maxamad Siyaad Bare
💰 𝐐𝐢𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚: $60,𝟎𝟎𝟎 Israac ah

FG: Dhulka waa banaan yahay , Waxowna ku yaalaa :
✅ Goob istaraatiiji ah oo ku dhow adeegyo iyo suuq weyn.
✅ Kuna habboon dhismo guri ama ganacsi.

👉 𝑯𝒂𝒅𝒅𝒊𝒊 𝒂𝒂𝒅 𝒓𝒂𝒂𝒅𝒊𝒏𝒂𝒚𝒔𝒐 𝒃𝒐𝒐𝒔 𝒌𝒖 𝒉𝒂𝒃𝒃𝒐𝒐𝒏 𝒎𝒂𝒂𝒍𝒈𝒂𝒔𝒉𝒊 𝒊𝒚𝒐 𝒅𝒉𝒊𝒔𝒎𝒆, 𝒕𝒂𝒏𝒊 𝒘𝒂𝒂 𝒇𝒖𝒓𝒔𝒂𝒅𝒅𝒂 𝒂𝒂𝒅 𝒔𝒖𝒈𝒂𝒚𝒔𝒂𝒚!

📞 La soo xiriir: +𝟐𝟓𝟐-𝟔18-84-52-76
DAHA REAL ESTATE COMPANY.

Adeeg Hufan iyo dagdagsiimo ugu kaalay
DAHA REAL ESTATE COMPANY

27/09/2025

( 6 ) 🏡𝗙𝘂𝗿𝘀𝗮𝗱 𝗗𝗮𝗵𝗮𝗯𝗶 𝗮𝗵 : Boos Beec ah

📢 Waxaan idiin heynaa Boos beec 𝐚𝐡 oo ku yaalla:
📍 Degmada Kaaraan, Jamhuuriyo
📍 Saaran Jaayga meydka
📍 Agagaarka Masjidul Manaan

🧭 𝐉𝐢𝐡𝐨: 1 boos waa Bari iyo Waqooyi u jeed Waana 2 jidle
📏 𝐂𝐚𝐛𝐢𝐫𝐤𝐚: boos kasta waa 20m x 15m
📜 𝐒𝐡𝐚𝐫𝐜𝐢𝐠𝐚: Maxamad Siyaad Bare
💰 𝐐𝐢𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚: $75,𝟎𝟎𝟎 Israac ah

FG: Dhulka waa banaan yahay , Waxowna ku yaalaa :
✅ Goob istaraatiiji ah oo ku dhow adeegyo iyo suuq weyn.
✅ Kuna habboon dhismo guri ama ganacsi.

👉 𝑯𝒂𝒅𝒅𝒊𝒊 𝒂𝒂𝒅 𝒓𝒂𝒂𝒅𝒊𝒏𝒂𝒚𝒔𝒐 𝒃𝒐𝒐𝒔 𝒌𝒖 𝒉𝒂𝒃𝒃𝒐𝒐𝒏 𝒎𝒂𝒂𝒍𝒈𝒂𝒔𝒉𝒊 𝒊𝒚𝒐 𝒅𝒉𝒊𝒔𝒎𝒆, 𝒕𝒂𝒏𝒊 𝒘𝒂𝒂 𝒇𝒖𝒓𝒔𝒂𝒅𝒅𝒂 𝒂𝒂𝒅 𝒔𝒖𝒈𝒂𝒚𝒔𝒂𝒚!

📞 La soo xiriir: +𝟐𝟓𝟐-𝟔18-84-52-76
DAHA REAL ESTATE COMPANY.

Adeeg Hufan iyo dagdagsiimo ugu kaalay
DAHA REAL ESTATE COMPANY

27/09/2025

( 5 ) 🏡𝗙𝘂𝗿𝘀𝗮𝗱 𝗗𝗮𝗵𝗮𝗯𝗶 𝗮𝗵 : 1 Boos Beec ah

📢 Waxaan idiin heynaa Boos beec 𝐚𝐡 oo ku yaalla:
📍 Degmada Kaaraan, Jamhuuriyo
📍 Saaran Jaayga meydka
📍 Agagaarka Masjidul Manaan

🧭 𝐉𝐢𝐡𝐨: 1 boos waa Galab iyo waqooyi u jeed Waana 2 jidle
📏 𝐂𝐚𝐛𝐢𝐫𝐤𝐚: boos kasta waa 20m x 15m
📜 𝐒𝐡𝐚𝐫𝐜𝐢𝐠𝐚: Maxamad Siyaad Bare
💰 𝐐𝐢𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚: $52,𝟎𝟎𝟎 Israac ah

FG: Dhulka waa banaan yahay , Waxowna ku yaalaa :
✅ Goob istaraatiiji ah oo ku dhow adeegyo iyo suuq weyn.
✅ Kuna habboon dhismo guri ama ganacsi.

👉 𝑯𝒂𝒅𝒅𝒊𝒊 𝒂𝒂𝒅 𝒓𝒂𝒂𝒅𝒊𝒏𝒂𝒚𝒔𝒐 𝒃𝒐𝒐𝒔 𝒌𝒖 𝒉𝒂𝒃𝒃𝒐𝒐𝒏 𝒎𝒂𝒂𝒍𝒈𝒂𝒔𝒉𝒊 𝒊𝒚𝒐 𝒅𝒉𝒊𝒔𝒎𝒆, 𝒕𝒂𝒏𝒊 𝒘𝒂𝒂 𝒇𝒖𝒓𝒔𝒂𝒅𝒅𝒂 𝒂𝒂𝒅 𝒔𝒖𝒈𝒂𝒚𝒔𝒂𝒚!

📞 La soo xiriir: +𝟐𝟓𝟐-𝟔18-84-52-76
DAHA REAL ESTATE COMPANY.

Adeeg Hufan iyo dagdagsiimo ugu kaalay
DAHA REAL ESTATE COMPANY

( 4 ) 🏡𝗙𝘂𝗿𝘀𝗮𝗱 𝗗𝗮𝗵𝗮𝗯𝗶 𝗮𝗵 : 1 Boos Beec ah📢 Waxaan idiin heynaa Boos beec 𝐚𝐡 oo Tareedisha ah kuna yaalla:📍 Degmada Kaaraa...
19/09/2025

( 4 ) 🏡𝗙𝘂𝗿𝘀𝗮𝗱 𝗗𝗮𝗵𝗮𝗯𝗶 𝗮𝗵 : 1 Boos Beec ah

📢 Waxaan idiin heynaa Boos beec 𝐚𝐡 oo Tareedisha ah kuna yaalla:
📍 Degmada Kaaraan, Jamhuuriyo
📍 Agagaarka Masjidka Turkiga
📍 Masjid ka Dhabarkiisa ku Yaalo

🧭 𝐉𝐢𝐡𝐨: 1 boos waa Galabeed u jeed Waana hal jidle
📏 𝐂𝐚𝐛𝐢𝐫𝐤𝐚: boos kasta waa 13m x 13m
📜 𝐒𝐡𝐚𝐫𝐜𝐢𝐠𝐚: Maxamad Siyaad Bare
💰 𝐐𝐢𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚: $48,𝟎𝟎𝟎 Israac ah

FG: Dhulka waa banaan yahay , Waxowna ku yaalaa :
✅ Goob istaraatiiji ah oo ku dhow adeegyo iyo suuq weyn.
✅ Kuna habboon dhismo guri ama ganacsi.

👉 𝑯𝒂𝒅𝒅𝒊𝒊 𝒂𝒂𝒅 𝒓𝒂𝒂𝒅𝒊𝒏𝒂𝒚𝒔𝒐 𝒃𝒐𝒐𝒔 𝒌𝒖 𝒉𝒂𝒃𝒃𝒐𝒐𝒏 𝒎𝒂𝒂𝒍𝒈𝒂𝒔𝒉𝒊 𝒊𝒚𝒐 𝒅𝒉𝒊𝒔𝒎𝒆, 𝒕𝒂𝒏𝒊 𝒘𝒂𝒂 𝒇𝒖𝒓𝒔𝒂𝒅𝒅𝒂 𝒂𝒂𝒅 𝒔𝒖𝒈𝒂𝒚𝒔𝒂𝒚!

NAGALA SOO XIRIIR WIXII FAAH FAAHIN AH:

📞 La soo xiriir: +𝟐𝟓𝟐-𝟔18-84-52-76
DAHA REAL ESTATE COMPANY.

Adeeg Hufan iyo dagdagsiimo ugu kaalay
DAHA REAL ESTATE COMPANY.

( 3 ) 🏡 𝗙𝘂𝗿𝘀𝗮𝗱 𝗗𝗮𝗵𝗮𝗯𝗶 𝗮𝗵 : 3 Boos Beec ah📢 Waxaan idiin heynaa 3 Boos oo isku Dhagn oo beec 𝐚𝐡 oo ku yaalla:📍 Degmada Ka...
19/09/2025

( 3 ) 🏡 𝗙𝘂𝗿𝘀𝗮𝗱 𝗗𝗮𝗵𝗮𝗯𝗶 𝗮𝗵 : 3 Boos Beec ah

📢 Waxaan idiin heynaa 3 Boos oo isku Dhagn oo beec 𝐚𝐡 oo ku yaalla:
📍 Degmada Kaaraan, Jamhuuriyo
📍 Agagaarka Dabaqa Dhiiga

🧭 𝐉𝐢𝐡𝐨: 3da boos mid waa koofur u jeed
2 na waa waqooyi ujeed
📏 𝐂𝐚𝐛𝐢𝐫𝐤𝐚: boos kasta waa 20m x 15m
📜 𝐒𝐡𝐚𝐫𝐜𝐢𝐠𝐚: Maxamad Siyaad Bare
💰 𝐐𝐢𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚: $55,𝟎𝟎𝟎 Israac ah Boos kasto

FG: Dhulka waa banaan yahay , Waxowna ku yaalaa :
✅ Goob istaraatiiji ah oo ku dhow adeegyo iyo suuq weyn.
✅ Kuna habboon dhismo guri ama ganacsi.
✅ Sidoo kale 3da Boos waa lakala gadi karaa waana leysu gada karaa

👉 𝑯𝒂𝒅𝒅𝒊𝒊 𝒂𝒂𝒅 𝒓𝒂𝒂𝒅𝒊𝒏𝒂𝒚𝒔𝒐 𝒃𝒐𝒐𝒔 𝒌𝒖 𝒉𝒂𝒃𝒃𝒐𝒐𝒏 𝒎𝒂𝒂𝒍𝒈𝒂𝒔𝒉𝒊 𝒊𝒚𝒐 𝒅𝒉𝒊𝒔𝒎𝒆, 𝒕𝒂𝒏𝒊 𝒘𝒂𝒂 𝒇𝒖𝒓𝒔𝒂𝒅𝒅𝒂 𝒂𝒂𝒅 𝒔𝒖𝒈𝒂𝒚𝒔𝒂𝒚!

NAGALA SOO XIRIIR WIXII FAAH FAAHIN AH:

📞 La soo xiriir: +𝟐𝟓𝟐-𝟔18-84-52-76
DAHA REAL ESTATE COMPANY.

Adeeg Hufan iyo dagdagsiimo ugu kaalay
DAHA REAL ESTATE COMPANY.

Address


Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DAHA Real Estate Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to DAHA Real Estate Company:

Shortcuts

  • Want your business to be the top-listed realtor/realty service?

Share