Raas Real Estate Property

Call Website Contact the business

Raas Real Estate Property ๐‘๐š๐š๐ฌ ๐‘๐ž๐š๐ฅ ๐„๐ฌ๐ญ๐š๐ญ๐ž ๐๐ซ๐จ๐ฉ๐ž๐ซ๐ญ๐ฒ ๐–๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐ค๐š๐š ๐œ๐š๐š๐ฐ๐ข๐ง๐ž๐ฒ๐ฌ๐š๐š ๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ข๐›๐ข๐ง๐ญ๐š, ๐ฌ๐จ๐จ ๐ข๐ข๐›๐ฌ๐ข๐ ๐š, ๐ค๐ข๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š, ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฆ๐š๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐ ๐ฎ๐ซ๐ฒ๐š๐ก๐š ๐ ๐ฎ๐๐š๐ก๐š ๐Œ๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ.
๐—๐š๐ฅ๐ค๐š๐š๐ ๐š ๐ ๐ฎ๐ซ๐ฒ๐š.

21/10/2026
21/10/2026

VILLA IIB AH OO IIB AH โ€“ HODAN, MUQDISHO!

Ma raadineysaa villa aad adiga iyo qoyskaagu ku raaxaysataan? Fursaddan ha moogaan!

Goobta: Degmada Hodan, gaar ahaan Xaafadda Albarako, Muqdisho.

๐Ÿ’ฐ Qiimaha: $145,000 oo keliya.

Ka faaโ€™iidayso fursaddan si aad u yeelato guri kuu gaar ah, kuna maalgashato hanti ma-guurto ah oo qiimo leh.

๐Ÿ“ž Wixii faahfaahin dheeraad ah, la soo xiriir:
โ˜Ž๏ธ 252 613333111
๐ŸŒ Website: RaasPro.com

RAAS REAL ESTATE PROPERTY
Waxaan kaa caawineynaa inaad hesho guriga aad ku riyoonayso!

VILLA IIB AH โ€“ HODAN, ALBARAKAWaxaa iib ah Villa qurux badan oo ku taalla Degmada Hodan, Xaafadda Albaraka โ€“ Muqdisho.Go...
19/09/2026

VILLA IIB AH โ€“ HODAN, ALBARAKA

Waxaa iib ah Villa qurux badan oo ku taalla Degmada Hodan, Xaafadda Albaraka โ€“ Muqdisho.

Goob: Hodan โ€“ Albaraka
Nooc Guriga waa: Villa
Qiimaha Iibka: $180,000

Waxii Faahfaahin ah kala xiriir Raas Real Estate Property.

๐Ÿ“ฒ WhatsApp: +252 61 3333111
๐ŸŒ Website: Raaspro.com

Raas Real Estate Property
Kalsooni, Sharci & Mustaqbal Qurux Badan

https://raaspro.com/properties/villa-iib-ah-oo-kutaal-degmada-hodan-albaraka/

๐€๐๐€๐‘๐“๐Œ๐„๐๐“๐’ ๐ˆ๐ˆ๐ ๐€๐‡ โ€“ ๐“๐€๐‹๐„๐„๐—, ๐‡๐Ž๐ƒ๐€๐ โ€“ ๐Œ๐”๐๐ƒ๐ˆ๐’๐‡๐ŽFursad Guryo Apartments deegaan ah oo aad u qiimo badan!Guri casri ah oo apa...
24/02/2026

๐€๐๐€๐‘๐“๐Œ๐„๐๐“๐’ ๐ˆ๐ˆ๐ ๐€๐‡ โ€“ ๐“๐€๐‹๐„๐„๐—, ๐‡๐Ž๐ƒ๐€๐ โ€“ ๐Œ๐”๐๐ƒ๐ˆ๐’๐‡๐Ž

Fursad Guryo Apartments deegaan ah oo aad u qiimo badan!
Guri casri ah oo apartments ah oo iib ah, kuna yaalla xaafadda Taleex, Degmada Hodan, ee magaalada Mogadishu.

๐Ÿ“ ๐†๐จ๐จ๐› istiraatiiji ah oo amni leh, una dhow:
โ€ข Suuqyada waaweyn
โ€ข Iskuullada & goobaha waxbarashada
โ€ข Isbitaallada waaweyn
โ€ข Iyo dhammaan adeegyada muhiimka u ah nolosha maalinlaha ah

๐Ÿ’ฐ ๐๐ˆ๐ˆ๐Œ๐€๐‡๐€ ๐†๐”๐‘๐˜๐€๐‡๐€:
๐Ÿ”น 3 Qol iyo Fadhi โ€“ $155,000
๐Ÿ”น 2 Qol iyo Fadhi โ€“ $120,000
๐Ÿ”น 1 Qol iyo Fadhi โ€“ $80,000

Faaโ€™iidooyinka:
โœ… Naqshad casri ah oo qurux badan
โœ… Hawo iyo iftiin dabiici ah oo ku filan
โœ… Meel deggan oo ku habboon qoysaska
โœ… Fursad ku habboon dadka dibadda jooga oo raadinaya hanti sugan oo lahubo.

๐Ÿ“ž Wixii faahfaahin dheeraad ah kala xiriir:
Tel/WhatsApp: +252 61 3333111
๐ŸŒ Website: RaasPro.com

๐‘๐š๐š๐ฌ ๐‘๐ž๐š๐ฅ ๐„๐ฌ๐ญ๐š๐ญ๐ž ๐๐ซ๐จ๐ฉ๐ž๐ซ๐ญ๐ฒ
Xalkaaga Hantida โ€“ Kalsooni iyo Hufnaan.

17/02/2026

ุฑู…ุถุงู† ู…ุจุงุฑูƒ

Address

Mogadishu
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 05:00
Tuesday 09:00 - 05:00
Wednesday 09:00 - 05:00
Thursday 09:00 - 05:00
Friday 09:00 - 05:00

Telephone

+252613333111

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Raas Real Estate Property posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Raas Real Estate Property:

Shortcuts

Share