Suldaan Abdirashiid Sheikh Issak

Suldaan Abdirashiid Sheikh Issak “اللهم اغرس في قلوبنا حبك، وحب من يحبك،
وحب كل عملٍ يقربنا إلى حبك،
وارزقنا صدق النية، وصفاء القلب، ونور البصيرة. أمين يارب العالمين kusoo dhawaada asxbta

14/11/2026

Taliye nuur hoosagale
ayaaisudhigay ushii
Loowaday gabdhaha
Taliye guuleeyso 🇸🇴

04/11/2026

Ciidanka qaranka oo ku wajahan fadhiisamadiisa gobolada sanaag iyo sool.

03/11/2026

Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun allaha u naxariisto askarigan wuxuu ahaa ilaalada gaarka ah Maclin mahdi waxaa garoonka diyaarada dhuusmareeb ku dishey diyaaradii uu saarnaa marwaaxadeeda eebe naxariistii jano haka waraabiyo

02/11/2026

Sidaan waa masuuliyad darro weyn waaye

Bal daawada halistaan,

01/11/2026

Wasiirka Warfaafinta Koonfur Galbeed Ugaas Hassan Abdi Mohamed oo ka hadlay Arimo badan

31/10/2026

Guuleysta daraawiishta konfur galbeed

28/10/2026

Ciidanka Qalabka Sida ogaada daruufa badan ayey ku shaqeyaan, Mushaar la,aan, kii dhinta oo reekiisa aan la daryeelin ee Ogaada.

Madaxweyne h**e Farmaajo oo 2019kii la hadlayey Ciidanka, lkn maanta rag siyaasiyiin sheganaya ayaa dhiigii Ciidanka u arka wax ciyaar ah oo siyaasadeynaayo.

Guuleysta geesiyaasha Umadda.

🎉 MAHADCELIN IYO QADDARIN GAAR AH 🎉Alxamdulillaah, maanta boggayga Facebook waxa uu gaaray 6,000 oo qof oo iigu xiran (F...
28/10/2026

🎉 MAHADCELIN IYO QADDARIN GAAR AH 🎉

Alxamdulillaah, maanta boggayga Facebook waxa uu gaaray 6,000 oo qof oo iigu xiran (Followers). Waa guul yar oo macne weyn ii leh, waxaana guushan qayb weyn ku leh dhammaan saaxiibbada i garab istaagay, igu dhiirrigeliyey, lana wadaagay boggayga.

Waxaan mahadnaq kal iyo laab ah u dirayaa qof kasta oo i raacay, qoraalladayda la falgala, ila wadaaga fikradaha, iguna dhiirrigeliya inaan sii wado dadaalkayga. Mid kasta oo idinka mid ahi waxa uu qayb ka yahay safarkayga iyo himiladayda.

Gaar ahaan, waxaan u mahadcelinayaa saaxiibbadii i garab istaagay ee igu caawiyey inaan gaaro heerkan. Taageeradiinna, dhiirrigelintiinna iyo kalsoonidiinnu waxay ii yihiin dhiirrigelin aan ku sii socdo.

Himiladaydu kuma koobna tirooyinka, balse waa inaan idinla wadaago fikrado wax dhisaya, xikmad, horumar iyo aragti bulsho oo waxtar leh.
6,000 oo taageere waa bilow; himiladuna waa mid ka weyn tirooyinka. Waxaan rajaynayaa inaan si wadajir ah u gaarno heerar ka sarreeya, idanka Alle.

Mahadsanidiin dhammaantiin. ❤️🤝
Suldaan Abdirashiid Sheikh Issak

Midnimo, himilo iyo horumar.

26/10/2026

Waa gawaarida gorgor ee la duqeeyay askari baa tiktok soo dhigay muqaalkaan

26/10/2026

Sida muuqata, Sanka caadifaddiisu waxay ku dhex furtay sheeko saddex-xagal ah!

Address

Suldaanka Dhalinyarada Soomaaliyeed
Mogadishu
BULSHOMIDEYSAN

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Suldaan Abdirashiid Sheikh Issak posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share