Asad galbis

Asad galbis "Iskay wax aan u aamminay anoo run u e kaysiistay Muxuy aragti aan qabay wakhtiga imanayaa benshay"

23/10/2026
20/10/2026

Waligii somaliyeed

Ilmaha yar ee markiisii horaba ayaandarradu ku soo xoortay seerahan aayabbeelka ah ee Soomaalida haatanna abtiriska jiri...
20/10/2026

Ilmaha yar ee markiisii horaba ayaandarradu ku soo xoortay seerahan aayabbeelka ah ee Soomaalida haatanna abtiriska jiritaankiisa lagu gorgortamayo garsoorku inta xilqaad noqdo dibueegis dhaqaale ha ku sameeyo nolosha labada nin hana ku wareejiyo kan haynta roon ama jeebweynka ah iyada oo loo eexanayo ciribdanbeedka igaarka yar. Saasaan qabaa anigu.

Ma hooyada? Hooyadu runtii waa naag dirac ah, iyadoo ay duruufaha iyo dhaqanka bulshadu dib gacanteeda u xirayaan oo gob liicday ah ayay haddana si dadnimo leh isaga caabbisay ragga sida yeyda kala jiidanaya hilbaha dhasheeda ee dabada kula jira qaabdhismeedka odaytooyada iyo diinta is hulaaban. "Lug bay faras ku daba luudaysaa" oo "lix bay keligeed u laabdhiganaysaa."

Ha libaysato

way libaysatay

Address

A
Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Asad galbis posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share